Ka Dacwee Nuxur barta Facebook-ga
Macluumaadkan waxaa loogu talagalay dadka doonaya in ay ka soo dacweeyaan nuxur (tusaale: boosti, sawir, faallo) gudaha Facebook-ga.
Haddii ay ku haystaan cillado kale sida dhibaato dhanka gelista koontadaada ama haddii aad u maleyneysid in lagu jabsaday, baro wax badan oo ku saabsan tallaabooyinka aad qaadi karto.
Habka ugu wanaagsan ee lagu dacweeyo nuxurka xadgudubka ama nuxur aan habooneyn barta Facebook-ga waa adiga oo isticmaalaya linkiga Dacweynta ee u dhow nuxurka laftiisa. Hoos waxaa ah tusaalooyin sida aad anaga noogu soo dacweyn karto nuxur. Baro wax badan oo ku saabsansoo dacweynta xadgudub.
Haddi aadan koonto lahayn ama aanad arki karin nuxurka aad rabto inaad dacweyso (tusaale: qof ku xannibay adiga), baro waxa aad sameyn karto.
Dacwee Nuxur
Dacwee bog aqoonsi
Boostiyada
Boostiyada ku Jira Taxanahaaga Wakhti
Sawirrada iyo Muuqaallada
Messages
Bogagga
Kooxaha
Dhacdooyinka
Faallooyinka
Ads on Facebook
Hashtags
Other ways to get help
Chat with Meta AI support assistant
Resolve issues, make changes and get support in real time
